Janan oo ka hadlay Wararka Sheegaya in ay is khilaafeen Farmaajo kuna biiray Mucaaradka

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in Wasiirkii hore ee Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan is khilaafeen Madaxda dowlada Federaalka una wareegay dhinaca siyaasiyiinta mucaaradka ku ah Farmaajo. Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa beeniyay wararka saacadihii lasoo dhaafay la faafinayay ee ku aadanaa in uu khilaaf soo kala dhax galay isaga iyo Madaxda … Continue reading Janan oo ka hadlay Wararka Sheegaya in ay is khilaafeen Farmaajo kuna biiray Mucaaradka